Aragtida Dadweynaha
-
Sarrif-bararkii La Qabay Ee Sicir-bararka Maxaan Ka Yeelnaa? Xuseen Cali Nuur
Sarrif iyo sicir-barar waxay Jamhuuriyadda Somaliland ka bilowdeen dabayaaqadii 1991kii, markii markabkii ugu horreeyey ee ganacsi oo raashin sidaa, ku soo xidhay dekedda Berbera.
Waxaanay ahayd dhammaadkii ganacsatada ya...
Thursday, March 3, 2022
-
Mushkilada Yukrayn iyo danaha laga kala leeyahay iyo saamaynteeda kala duwan ee ay inagu yeelan karto.
Ruushka iyo Yukrayn
Labadan wadan waxaa ka dhaxeeya xidhiidh soo jireena dhaqan iyo dhiig iyo diinbana ah.Yukrayn waa wadanka labaaad ugu wayn jamhuuriyadihii midawgii Soofiyet Ruushka ka dib, waxaa taariikhyaha...
Sunday, February 20, 2022
-
Ma Maalin Madaxweyne Aamusa?
Gunti Giijis !
Waxa Qoray Ahmed Ismail Abdi
Xaaladaha adag ee Sicir Bararka iyo Abaaraha leh ee taagani maaha xilliggii Hoggaamiye ummadeed ka aamusi lahaa !
Madaxweynaha waxa looga baahan yahay inuu ummadda u sheeg...
Sunday, February 20, 2022
-
Jidkii cusbaa ee uu Cabdikarim Mooge u maray xilka uu maanta hayo.
Cabdikariin Axmed Mooge jidkii uu usoo maray xilka uu maanta hayo oo ahaa mid ka duwan jidadka Soomaalidu u maraan waxa ay ahayd in la falanqeeyo in badan, in buugaag laga qoro, in daraasado laga diyaariyo inta aan...
Friday, January 21, 2022
-
10 Calaamadood Ee Xukuumadda KULMIYE Cimrigeeda Maalmaha Koobani Ka Hadheen, Ka Metesho Maalmihii Xukuumaddi Xisbiga UDUB Sii Xijaabanaysay ?
10 Calaamadood ee Xukuumadda KULMIYE Cimrigeeda maalmaha koobani ka hadheen, ka metesho maalmihii Xukuumaddi Xisbiga UDUB sii Xijaabanaysay ?
“Ninka kaabiga lagu hayaa, wuu kurbanayaa”
1- Urur...
Thursday, January 13, 2022
-
“Janaral Jaamac Maxamed Qaalib Wuxu Ahaa Geesi La Qiray Xiliyadii Ugu Adkaa Ee Dagaalku Socday. Waa Kuma Ninka Diidi Karaa?” W/Q Cali Guray
Jaamac Maxamed Qaalib ilaahay cimriga iyo caafimaadka ha u siyaadiyo eh wakhtigii adkaa ee lagu jiray dagaalka wuxu ahaa geesi. Halka uu geesinimo ka gaadhay isagoo Muqdisho jooga oo Wasiir ka ah xakuumaddii Siyaad Barre ayu...
Thursday, December 30, 2021
-
“Furista Ururrada Maxaa Dan Gaar Ah Ee Ugu Jirta Shakhsi Ahaan Iyo Xisbi Ahaanba Madaxwaynaha? Cali Guray
HADII AANAY ILA MEERAYSO AHAYN MOOYI
Ka soo qaad in, sida loo badinayo, Madaxwayne Muse laftiisu wado, in labada doorasho ee Madaxtooyada iyo doorashada xisbiyada/ uruada uu doonayo in ta dambe ay soo horayso xeer Lam 14 ...
Wednesday, December 29, 2021
-
Isku daawasho Xal maaha ! Wasiir Kaysar
Dunida Maanta la joogo, Madaxda dunida ee awwooda badan leh ee Nuclear ka haysataa Codka dadweynaha ayay baryaan, Trump ayaa Xoog ku haysan lahaa Xukunka haddii ay u suurto gelayso, macadalaa inaga oo og itaalka Xukuumadeena oo aa...
Saturday, December 25, 2021
-
Aragtidii Abiy Ahmed Ee Ciidamaynta Geeska Africa Ee Dawladaha Shisheeye Ma Wax Baa Iska Badelay ?
Raisal wasaaraha dalka Ethiopia ayaa aaminsanaa in gobolka Geeska Africa oo ay ku yaalaan ilaa toddoba saldhig military oo ay leeyihiin dawladaha shisheeye in ay khatar ku yihiin gobolka.
Waxa uu hore u cambaareeyey saldh...
Friday, December 10, 2021
-
“Madaxweynaheenu Fulay maaha, doorashana kama baqo !”Danjire Kaysar Maxamed
Asalaamu Calaykum
Markii uu Madaxweynahu golaha Baarlamaanka dib ugu soo celiyay Xeerka Furasha Urrurrada waxa uu ku soo celiyay wakhtigii sharcigu u jideeyay, waxaanuu cuskaday qodobo muhi...
Thursday, December 9, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Latest News
|