Yoolnews.com
10 Calaamadood Ee Xukuumadda KULMIYE Cimrigeeda Maalmaha Koobani Ka Hadheen, Ka Metesho Maalmihii Xukuumaddi Xisbiga UDUB Sii Xijaabanaysay ?
January 13, 2022 - Written by Yool News

 

 

10 Calaamadood ee Xukuumadda KULMIYE  Cimrigeeda maalmaha koobani ka hadheen, ka metesho maalmihii  Xukuumaddi Xisbiga UDUB sii Xijaabanaysay ?

“Ninka kaabiga lagu hayaa, wuu kurbanayaa”

1- Ururinta dadka iyo ka hadashiinta Weji ku macaashka ah.

2- Si xun u adeegsiga Warbaahinta Qaranka iyo cayda Madaxda Mucaaradka.

3- Xadhigga, Clcabudhinta muwaadiniinta iyo Madaxda Mucaaradka.

4- Sharci jebinta iyo isku dayga weerarka Golaha Wakiillada

5- Is hortaaga iyo khal khal gelinta Xafladda Xisbiyada Mucaaradku qabsanayaan.

6- Karkarinta iyo u ololeynta Muddo kordhinta Madaxweyne oo xaaraan ah

7- Af-xumada Masuuliyiinta Kulmiye

8- Shaqo ka eryida Weriyeyaasha iyo shaqaalaha fikirkooda cabira

9- Talo maroorsiga iyo iska fogeynta dadka waxgaradka iyo haldoorka bulshada

10- Kirada Xafiisyada Xisbiga oo  la iska bixin kari waayo.

Waxaa qoray Maxamed Siddiiq Dhamme

COMMENTS
Latest News