Yoolnews.com
Cabdisiis Xirsi oo Xisbiga WADDANI ku metelayey Komishanka oo Is Casiley iyo Xisbiga oo Magacaabay Baddelkiisa
March 18, 2024 - Written by Yool News
Cabdicasiis Xirsi Warsame oo ahaa xubintii xisbiga Waddani ku matalaysay Guddiga Doorashooyinka Somaliland ayaa xilkaasi iska casilay, iyadoo xisbiga Waddanina uu madaxweyne Biixi u gudbiyay xubintii baddali lahayd.
Xubinta lagu baddalay ayaa ah Siciid Maxamed Cismaan oo horey uga mid ahaa Saraakiisha Xarunta Komishanka Doorashooyinka Somaliland.

COMMENTS
Latest News