Aragtida Dadweynaha
-
Fahad Yaasiin iyo dhagarta Muqdisho taalla
Fahad Yaasiin iyo dhagarta Muqdisho taalla
Anigu wax aan kow ka ahaa dadkii Fahad Yaasiin ku eedayay maqnaanta sarkaalad Ikraan Tahliil, sababo badan bayna lahayd eedayntaasi. Waa marka kowaade, gabadha waxaa la gu ogaa gacanta...
Monday, June 13, 2022
-
Siyaasi Cali guray Oo ka Dareen celiyay Hadal Kasoo Yeedhay Maxamuud Xaashi!!
"Maxamuud waxan leeyahay ururadu way furan yihiin oo muxaafid iyo mucaarid midna lagama baryayo eh adigu caloosha u raarid in; Xeer ahaan, Xilli ahaan, iyo welba farsamo ahaan aanay suurogal ahayn doorasho sadexdan xisbi iyo ururo...
Friday, April 1, 2022
-
DAMAL oo Iba-furay Maqaaxi iyo Madal Heer sare ah.(DAMAL Resturent & Convention hall).
https://m.youtube.com/watch?v=1_tbIjwD31g&feature=youtu.be
...
Friday, April 1, 2022
-
Sarrif-bararkii La Qabay Ee Sicir-bararka Maxaan Ka Yeelnaa? Xuseen Cali Nuur
Sarrif iyo sicir-barar waxay Jamhuuriyadda Somaliland ka bilowdeen dabayaaqadii 1991kii, markii markabkii ugu horreeyey ee ganacsi oo raashin sidaa, ku soo xidhay dekedda Berbera.
Waxaanay ahayd dhammaadkii ganacsatada ya...
Thursday, March 3, 2022
-
Mushkilada Yukrayn iyo danaha laga kala leeyahay iyo saamaynteeda kala duwan ee ay inagu yeelan karto.
Ruushka iyo Yukrayn
Labadan wadan waxaa ka dhaxeeya xidhiidh soo jireena dhaqan iyo dhiig iyo diinbana ah.Yukrayn waa wadanka labaaad ugu wayn jamhuuriyadihii midawgii Soofiyet Ruushka ka dib, waxaa taariikhyaha...
Sunday, February 20, 2022
-
Ma Maalin Madaxweyne Aamusa?
Gunti Giijis !
Waxa Qoray Ahmed Ismail Abdi
Xaaladaha adag ee Sicir Bararka iyo Abaaraha leh ee taagani maaha xilliggii Hoggaamiye ummadeed ka aamusi lahaa !
Madaxweynaha waxa looga baahan yahay inuu ummadda u sheeg...
Sunday, February 20, 2022
-
Jidkii cusbaa ee uu Cabdikarim Mooge u maray xilka uu maanta hayo.
Cabdikariin Axmed Mooge jidkii uu usoo maray xilka uu maanta hayo oo ahaa mid ka duwan jidadka Soomaalidu u maraan waxa ay ahayd in la falanqeeyo in badan, in buugaag laga qoro, in daraasado laga diyaariyo inta aan...
Friday, January 21, 2022
-
10 Calaamadood Ee Xukuumadda KULMIYE Cimrigeeda Maalmaha Koobani Ka Hadheen, Ka Metesho Maalmihii Xukuumaddi Xisbiga UDUB Sii Xijaabanaysay ?
10 Calaamadood ee Xukuumadda KULMIYE Cimrigeeda maalmaha koobani ka hadheen, ka metesho maalmihii Xukuumaddi Xisbiga UDUB sii Xijaabanaysay ?
“Ninka kaabiga lagu hayaa, wuu kurbanayaa”
1- Urur...
Thursday, January 13, 2022
-
“Janaral Jaamac Maxamed Qaalib Wuxu Ahaa Geesi La Qiray Xiliyadii Ugu Adkaa Ee Dagaalku Socday. Waa Kuma Ninka Diidi Karaa?” W/Q Cali Guray
Jaamac Maxamed Qaalib ilaahay cimriga iyo caafimaadka ha u siyaadiyo eh wakhtigii adkaa ee lagu jiray dagaalka wuxu ahaa geesi. Halka uu geesinimo ka gaadhay isagoo Muqdisho jooga oo Wasiir ka ah xakuumaddii Siyaad Barre ayu...
Thursday, December 30, 2021
-
“Furista Ururrada Maxaa Dan Gaar Ah Ee Ugu Jirta Shakhsi Ahaan Iyo Xisbi Ahaanba Madaxwaynaha? Cali Guray
HADII AANAY ILA MEERAYSO AHAYN MOOYI
Ka soo qaad in, sida loo badinayo, Madaxwayne Muse laftiisu wado, in labada doorasho ee Madaxtooyada iyo doorashada xisbiyada/ uruada uu doonayo in ta dambe ay soo horayso xeer Lam 14 ...
Wednesday, December 29, 2021
Next Page »
|
Latest News
|