News
-
Kulankii Koowaad Ee Wada-Hadallada Madaxweynaha Iyo Hoggaanka Axsaabta Mucaaridka Oo Si Rasmi Ah Maanta U Bilaabmay + Sawirro
Hargeysa-06-07-2022-(Yool)-Waxa maanta qasriga madaxtoooyada Jamhuuriyadda Somaliland ka bilaabmay kulankii koowaad ee wada-hadallada u dhexeeya madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo...
Wednesday, July 6, 2022
-
Nin 19 Sanno Dambi La’aan Ugu Xidhnaa Talyaaniga Oo Muqdisho Lagu Dilay
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax Miino oo gaadhigiisa loogu xidhay uu ku dhintay Xaashi Cumar Xasan oo ku magac dheer (Xaashi Food), kaasoo dhawaan laga soo daayay xabsi ku yaalla dalka Talyaanig...
Wednesday, July 6, 2022
-
Xasan Sheekh Maxamuud Oo Ku Gacan-saydhay Casuumad Rasmi Ah Oo Uu Ka Helay Madaxweynaha Kenya
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaan ka qayb-geli doonin shirka hogaamiyeyaasha dalalka ku midaysan urur goballeedka IGAD, kaasi oo maanta ka furmay caasimada dalka Kenya ee Nairobi.
Madaxweyne Xasan oo lagu wada...
Wednesday, July 6, 2022
-
Xasuuq Iyo Falal Argagax Leh Oo Mar Kale Ka Dhacay Gudaha Dalka Itoobiya
Warbaahinta gaarka loo leeyahay ee Axmaarada ayaa sheegaysa in dad boqolaal kor u dhaafaya mar kale lagu xasuuqay gudaha degaanka Oromiya gaar ahaan galbeedka gobolka Wallaga oo ah goob ay deggan yihiin qowmiyadda Axmaarada.
Ra...
Tuesday, July 5, 2022
-
Go’aammo Laga Soo Saaray Kullankii Dhex Maray Madaxweyne Biixi Iyo Ergedii Is Xilqaantay Ee Dhex-dhaxaadinta
Hargeysa-05-07-2022-(Yool)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qaabilay xubnaha ergeda is xilqaantay ee dhexdhexaadinta ee ay hoggaaminayo Gudoomiyaha golaha guurtidu.
Ku...
Tuesday, July 5, 2022
-
Afartii Xubnood Ee Komishankan Doorashooyinka Qaranka Oo La Dhaariyey
Hargeysa-04-07-2022-(Yool)-Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, Garyaqaan Aadan Xaaji Axmed, ayaa maanta madaxweynaha hortiisa ku dhaariyey Afartii xubnood ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka ee a...
Monday, July 4, 2022
-
Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Socdaal Qarsoodi Ah Ku Tagay Imaaraadka Carabta Iyo KENYA
Madaxweynaha maamul gobolleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa maanta safar warbaahinta laga qariyay kaga ambabaxaya garoonka magaalada Garoowe, isagoo ku sii jeeda dalka isu taga Imaaraadka Carabt...
Monday, July 4, 2022
-
Wargeys Caalami Ah Oo Sheegay In Abiy Ahmed Oo Si Weyn Uga Cadhooday Magacaabista Raysal Wasaaraha Soomaaliya
Raysal Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa ka cadhooday in Xamza Cabdi Barre loo magacaabay Raysal wasaaraha Soomaaliya, waxaa sidaas qoray wargeyska Africa Intelligence.
Xamza, oo kasoo jeeda beesha Ogaadeen, gaar ahaan jufada ...
Monday, July 4, 2022
-
“Ninka Madaxweynaha Ah Ee Riyaale Iminka Yaa Aaminaya Hadalkiisa, Mar Haddii Ninkii Masuuliyada Ugu Saraysa Ee Dalka Hayay La Leeyahay Waa Beenaale Iyo Ballan Ayuu Ka Baxay ” Muuse Biixi Cabdi
Hargeysa (Yool)-Madaxweynaha uu muddo xilleedkiisii sii dhammaanayo ee Muuse Biixi Cabdi ayaa wakhtigii uu Madaxweyne Riyaale tallada dalka hayey ahaa mucaarad ka soo horjeeday hoggaamintii Madaxweyne Daahir Riyaal...
Sunday, July 3, 2022
-
Raysal wasaaraha Soomaaliya oo sameeyay magacaabistii ugu horraysay
Raysal wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay agaasimayaasha xafiiskiisa iyo la taliyayaashiisa arrimaha siyaasiyada, amniga, dib uheshiisiinta iyo xiriirka caalamiga ah.
War qoraal oo kasoo baxay xafiiska rays...
Sunday, July 3, 2022
Next Page »
|
Latest News
|