Yoolnews.com
Guddoomiyaha Dahabshiil Group oo Badhtamaha Hargeysa socod Luga ku maray Iyo u Diyaar-garowga Munaasibadda Ciida
April 6, 2024 - Written by Yool News

Guddoomiyaha Shirkada Dahabshiil Group Mr. Abdirashiid Mohamed Said, ayaa socod lug ah ku gaalaa-bixiyey shaaricyada waa-weyn ee suuqa Magaalada Hargeysa, kaasoo ujeedkiisu ahaa mid uu ugu kuur-gelayey nolosha iyo axwaasha bulshadiisa ku sugan tahay, munaasibadaha Ciidaha.

 

COMMENTS
Latest News