Arimaha Bulshadda
-
Sarrif-bararkii La Qabay Ee Sicir-bararka Maxaan Ka Yeelnaa? Xuseen Cali Nuur
Sarrif iyo sicir-barar waxay Jamhuuriyadda Somaliland ka bilowdeen dabayaaqadii 1991kii, markii markabkii ugu horreeyey ee ganacsi oo raashin sidaa, ku soo xidhay dekedda Berbera.
Waxaanay ahayd dhammaadkii ganacsatada ya...
Thursday, March 3, 2022
-
Ma Maalin Madaxweyne Aamusa?
Gunti Giijis !
Waxa Qoray Ahmed Ismail Abdi
Xaaladaha adag ee Sicir Bararka iyo Abaaraha leh ee taagani maaha xilliggii Hoggaamiye ummadeed ka aamusi lahaa !
Madaxweynaha waxa looga baahan yahay inuu ummadda u sheeg...
Sunday, February 20, 2022
-
Jidkii cusbaa ee uu Cabdikarim Mooge u maray xilka uu maanta hayo.
Cabdikariin Axmed Mooge jidkii uu usoo maray xilka uu maanta hayo oo ahaa mid ka duwan jidadka Soomaalidu u maraan waxa ay ahayd in la falanqeeyo in badan, in buugaag laga qoro, in daraasado laga diyaariyo inta aan...
Friday, January 21, 2022
-
Wasiirka amniga Soomaaliya oo faray booliiska inay sugaan amniga iskusoo bax ka dhacaya Muqdisho
Wasiirka amniga Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa soo saaray qoraal uu ku farayo taliska booliiska Soomaaliya iyo taliska booliiska gobolka Banaadir in ay sugaan amniga isisoo bax Muqdisho ay ku qabanayaan gole la magac bax...
Friday, January 14, 2022
-
“Janaral Jaamac Maxamed Qaalib Wuxu Ahaa Geesi La Qiray Xiliyadii Ugu Adkaa Ee Dagaalku Socday. Waa Kuma Ninka Diidi Karaa?” W/Q Cali Guray
Jaamac Maxamed Qaalib ilaahay cimriga iyo caafimaadka ha u siyaadiyo eh wakhtigii adkaa ee lagu jiray dagaalka wuxu ahaa geesi. Halka uu geesinimo ka gaadhay isagoo Muqdisho jooga oo Wasiir ka ah xakuumaddii Siyaad Barre ayu...
Thursday, December 30, 2021
-
“Furista Ururrada Maxaa Dan Gaar Ah Ee Ugu Jirta Shakhsi Ahaan Iyo Xisbi Ahaanba Madaxwaynaha? Cali Guray
HADII AANAY ILA MEERAYSO AHAYN MOOYI
Ka soo qaad in, sida loo badinayo, Madaxwayne Muse laftiisu wado, in labada doorasho ee Madaxtooyada iyo doorashada xisbiyada/ uruada uu doonayo in ta dambe ay soo horayso xeer Lam 14 ...
Wednesday, December 29, 2021
-
Isku daawasho Xal maaha ! Wasiir Kaysar
Dunida Maanta la joogo, Madaxda dunida ee awwooda badan leh ee Nuclear ka haysataa Codka dadweynaha ayay baryaan, Trump ayaa Xoog ku haysan lahaa Xukunka haddii ay u suurto gelayso, macadalaa inaga oo og itaalka Xukuumadeena oo aa...
Saturday, December 25, 2021
-
Diyaarada Air Arabia Oo Maanta Dib U Bilowday Duulimaadkeedii Ay Ku Iman Jirtay Somaliland
Diyaarada Air Arabia ayaa maanta duulimaadkeedii ay ku iman jirtay Somaliland dib u bilowday,
waxay soo caga dhigatay maanta 1:00 duhurnimo 19/9/2021 garoonka Caalamiga ah ee Egal International Airport,
Waxaana halka...
Sunday, September 19, 2021
-
Haddii Ilmahaagu U Baahdo Qalliin Deg-deg ah dhib intee Leeg baad martaa Waalid, Haddii aad hesho Cisbitaal Adeegaa Qaban kara?.
Hargeysa (Yool)–Wargeys qora Wararka Caafimaadka oo Magaciisu yahay BMJ OPEN, ayaa baahiyey deraasad laga sameeyay Xaaladda adeegyada Caafimaad ee Cisbitaallada Somaliland, gaar ahaan adeegyada Qalliinka ee ay ka heli karaan Car...
Tuesday, July 27, 2021
-
Dahabshiil: Hormoodkii Rajo soo celinta Bulshada Soomaalida
Tan iyo intii ka danbeysay 1988-kii ilaa 1990-kii, kadib burburka dawladii dhexe ee Jamhuuriyaddii Soomaaliya, oo xilligaa ka koobnaa labadii gobol ee Soomaaliyeed oo midna Talyaanigu gumeysan jirey, midka kalena ka tirsanaa Max...
Tuesday, December 15, 2020
Next Page »
|
Latest News
|