Yoolnews.com
Ciidanka Booliska oo Gacanta ku soo Dhigay Askari Xabsiga Berbera ku Dhex Toogtay Qof Shacab ah
March 18, 2024 - Written by Yool News
Berbera (Yool) Ciidanka Booliska Berbera ayaa gacanta ku soo dhigay askarigii dilka u gaystay marxuun khaalid Maxamed oo uu askarigan la soo qabtay ku dilay afaafka hore ee xabsiga dhexe ee Berbera
Askarigan dilka gaystay waxa laga soo batay deegaanka dubaar
Maydka Marxuumka ayaa la dhigay Cisbitaalka Guud ee Magaalada Berbera,halkaas oo uu yaal illaa hadda

COMMENTS
Latest News