Aragtida Dadweynaha
-
“Furista Ururrada Maxaa Dan Gaar Ah Ee Ugu Jirta Shakhsi Ahaan Iyo Xisbi Ahaanba Madaxwaynaha? Cali Guray
HADII AANAY ILA MEERAYSO AHAYN MOOYI
Ka soo qaad in, sida loo badinayo, Madaxwayne Muse laftiisu wado, in labada doorasho ee Madaxtooyada iyo doorashada xisbiyada/ uruada uu doonayo in ta dambe ay soo horayso xeer Lam 14 ...
Wednesday, December 29, 2021
-
Isku daawasho Xal maaha ! Wasiir Kaysar
Dunida Maanta la joogo, Madaxda dunida ee awwooda badan leh ee Nuclear ka haysataa Codka dadweynaha ayay baryaan, Trump ayaa Xoog ku haysan lahaa Xukunka haddii ay u suurto gelayso, macadalaa inaga oo og itaalka Xukuumadeena oo aa...
Saturday, December 25, 2021
-
Aragtidii Abiy Ahmed Ee Ciidamaynta Geeska Africa Ee Dawladaha Shisheeye Ma Wax Baa Iska Badelay ?
Raisal wasaaraha dalka Ethiopia ayaa aaminsanaa in gobolka Geeska Africa oo ay ku yaalaan ilaa toddoba saldhig military oo ay leeyihiin dawladaha shisheeye in ay khatar ku yihiin gobolka.
Waxa uu hore u cambaareeyey saldh...
Friday, December 10, 2021
-
“Madaxweynaheenu Fulay maaha, doorashana kama baqo !”Danjire Kaysar Maxamed
Asalaamu Calaykum
Markii uu Madaxweynahu golaha Baarlamaanka dib ugu soo celiyay Xeerka Furasha Urrurrada waxa uu ku soo celiyay wakhtigii sharcigu u jideeyay, waxaanuu cuskaday qodobo muhi...
Thursday, December 9, 2021
-
“Haddii Aad Muuse Ku Hugowdeen, Cabdiraxmaan Ku Hungoobi Maysaan Ee Nala Tijaabiya…” Hoggaamiye Xirsi
Hoggaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa ugu baaqay reer Gebilay in ay u coderyaan doorashada Madaxtooyada ee soo socota, waxaany ballan qaafay in ay xisbi ahaan ka shaqeyn doonaa Gobolnimada gebilay.
Hog...
Sunday, November 7, 2021
-
Xoghayaha WADDANI oo ku Faanay inuu ku Hodmay Xilka Xisbiga intii uu Hayey
Hargeysa(Yoolnews.com)-Xoghayaha Guud ee Xisbiga mucaaridka ee WADDANI, ayaa ku faanay inuu ku hodmay dhaqaale ahaan intii uu xilka hayey, halka maalintii xilka loo magacaabayna Kun iyo shan-boqol oo lacagta Ingiriiska ah uu f...
Wednesday, October 20, 2021
-
“Waar Siyaasiyiintan Haddaba waa yaabe Ma Daayeeraddii Caasha Tuuggaa Abaal Daranaa?!”. W/Q. Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen.
Siyaasiyiinta iyo Sifaddii Mukhtaar:
Nin asxaabtayaddii hore ahaa oo ku koray kuna soo barbaaray magaaladda Hargeysa Oo asal aana ka soo jeeda gobolka Sool, intii danbena ka mid ahaa madaxddii Khaatumo oo la yidhaa Mukhta...
Sunday, October 17, 2021
-
“Saddex goor buu Muuse Biixi Maxamad Kaahin dilay.” Ex Wasiir Maxamuud Aadan Jaamac “Galaa
Wasiir Maxamad Kaahin waa mujaahid meel weyn kaga qoran taariikhdii halganka dalkan lagu xoreeyey. Waa nin hayin ah oo xishooda. Waa nin xalaal cun ah oo afartii sannadood ee uu xilka wasiirnimo hayey xoolihii umma...
Wednesday, October 13, 2021
-
Wareejintii Xisbiga Kulmiye ma dildilaac hor leh buu ku keenayaa Jeegaantii?
Arrinta wareejinta xisbiga Kulmiye ee xilligan waxay la xidhiidhaa ololaha Madaxweyne Biixi ugu jiro inuu darbaddii labaad ee u xaqa u lahaa isa soo sharaxo.
Mudane Biixi wuxu tallaabadan ku beegsanayaa inuu...
Wednesday, October 13, 2021
-
Xogo Iftiimiyey Inuu Badhasaabka Gabiley Qaybka Yahay Musuqmaasuqa Hadheeyey Maayirka M. Aamin Iyo Mooshinka Xilka Qaadistiisa oo La Loodin La’yahay….
Gabiley(Yoolnews.com)-Gudoomiyaha Gobolka Gabiley Cabdikariin Aadan Xaaji Diiriye, ayaa Dagaal ba'an kala hor-tagay 7 Xildhibaan oo kamid ah Mudanayaasha golaha deegaanka degmada Gabiley, oo dhowaan Mooshin Xilka qaadis ah ka keen...
Sunday, October 10, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Latest News
|