News
-
Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay muddo kordhinta
Hargeysa (Yool)Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in aanu jirin xeer qeexaya waxa la yeelayo haddii doorashooyinka urruradu wakhtigooda dib uga dhacaan, balse xal loo hayo doorashada madaxw...
Saturday, October 1, 2022
-
Golaha Guurtida Somaliland oo muddo xileedkii u kordhiyay madaxweyne Biixi, iyaguna korodhsaday.
Hargeysa (Yool) Golaha Guurtida Somaliland ayaa 2 sanno ku kordhiyay muddo xileedka madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, muddo xileedka golaha ayay sidookale ku kordhiyeen muddo 5 sanno ah.
Golaha ayaa kal fadhi ay saaka ku ...
Saturday, October 1, 2022
-
Maareeyaha shirkadaha dahabshiil group Cabdirashiid dahabshiil oo dhiirigeliyey ardaydii ka qalin-jebisay Jaamacadda Admas
Hargeysa (Yool) Maareeyaha shirkadaha dahabshiil group Cabdirashiid dahabshiil ayaa ardaydii ka qalin-jabisay jaamacada Admas ku dhiiri galiyay hal-abuurka ganacsiga iyo maalgashiga.
https://www.youtube.com/watch?v=cc...
Friday, September 30, 2022
-
Dr. Jaamac Muuse Jaamac oo Sawir Ka Bixiyey Jihada Somaliland u Socoto
Hargeysa (Yool) Dr. Jaamac Muuse Jaamac oo ah aasaasaha Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa, ayaa sawir ka bixiyey isbeddelada dhanka Horumarka ee dunida ka socda, doorka Somaliland ka qaadanayso iyo sida loogu baahan yah...
Friday, September 30, 2022
-
Taliyihii Booliiska gobolka Banaadir Farxaan Qaroole oo ku geeriyooday Qarax miino.
Muqdiaho (Yool)Taliyihii ciiddanka Booliiska gobolka Banaadir, Farxaan Maxamuud Aadan (Farxaan Qaroole) ayaa ku geeriyooday qarax miino oo lagula eegtay deegaanka Basra, halkaas oo saakay ciidamada dowladda kala wa...
Friday, September 30, 2022
-
“Guddoomiyaha Guurtida waxaan leeyahay dadka is haya adigaa ayaa dhex u” siyaasi Cawil Gallaydh
"Guddoomiyaha Guurtida waxaan leeyahay dadka is haya adigaa ayaa dhex u ah ee is dhaafi xeerarka oo kubaddaa ololaysa..." Xoghayaha Warshadaha iyo Maalgashiga ee Xisbiga WADDANI Mudane Maxamed Muuse Galaydh
...
Thursday, September 29, 2022
-
Somaliland: Meel ceel biyood laga qodayay oo raad shidaal laga helay
Xukuumada Somaliland ayaa ku dhawaaqday in raad shidaal laga helay deegaanka Baha Dhamalย oo u dhow caasimada Hargaysa.
Dareere madow oo shidaal u eg ayaa hal mar kasoo booday goob laga qodayay ceel-biyood sida lagu arkay muuq...
Thursday, September 29, 2022
-
๐๐๐ฑ๐ฑ๐ผ๐ผ๐บ๐ถ๐๐ฒ๐๐ฎ๐ฎ๐๐ต๐ฎ ๐๐๐๐ฟ๐๐ถ๐ฑ๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐ช๐ฎ๐ธ๐ถ๐ถ๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ผ๐ผ ๐ถ๐๐ธ๐ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ป๐ฑ๐ต๐ฎ๐ฎ๐ณ๐๐ฎ๐ป ๐ซ๐ฒ๐ฒ๐ฟ ๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ต๐๐ถ๐ถ๐ ๐ช๐ฎ๐ธ๐ถ๐ถ๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ธ๐ฎ๐ด๐ฎ ๐๐๐ฑ๐ฏ๐ฎ๐
Hargeysa (Yool) Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan iyo Guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed,ayaa isku khilaafsan sharciyadda xeer golaha wakiiladu ...
Thursday, September 29, 2022
-
โMawqifka Xisbiga WADDANI waxa weeye in aanan ogolayn 13-ka November wixii ka dambeeya muddo kordhin aan la isku waafaqsanayn oo aan laga heshiin, sharcina aanay noqonayn..โ Xirsi Cali Xaaji Xasan
Guddoomiyaha xisbiga Xirsi Cali Xaaji Xasan, Musharaxa Madaxweynaha Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro iyo saraakiil sar sare oo xisbiga ka tirsan oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in anay aqbalayn ...
Sunday, September 25, 2022
-
Madaxweyneyaasha Soomaaliya Iyo Maraykanka Oo Ku Kulmay New York, Wadahadalna Yeeshay
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galayey Meertada 77-aad ee Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey ayaa sidoo kale ka qaybgalay martiqaad uu ku maamuusay Madaxweynaha Dowladda Maraykanka Joe Biden....
Sunday, September 25, 2022
« Previous Page — Next Page »
|
Latest News
|