Hargeysa (Yool) Maareeyaha shirkadaha dahabshiil group Cabdirashiid dahabshiil ayaa ardaydii ka qalin-jabisay jaamacada Admas ku dhiiri galiyay hal-abuurka ganacsiga iyo maalgashiga.