News
-
Xisbiga UCID oo ku guubaabiyay Ciidamada Somaliland in ay jabhadeeyaan
Hargeysa (Yool) Cod uu baahiyay xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID, ayaa muujinaya guddoomiye Faysal Cali Waraabe, oo nin uu sheegay in uu ka tirsanyahay millateriga Somaliland ku guubaabinaya in uu jabhadeeyo.
...
Saturday, October 15, 2022
-
Aas-Aasihii Al-Shabaab Iyo Ninkii Beddeli Lahaa Axmed Abu Cubeydah Oo La Dilay
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in hawlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Ciidammada Soomaaliya iyo saaxiibadooda caalamiga ah ku dileen mid ka mid ah horjoogeyaasha ugu sarreeya kooxda Al-Shabaab.
Sida lagu sheegay w...
Monday, October 3, 2022
-
Tirada Dadka Ku Dhintay Duufaanta Ku Dhufatay Mareykanka Oo Oo Gaadhay 51 Qof
Wararka ka imanaya gobolka Florida ee dalka Maraykanka ayaa sheegaya in tirada dadka ku dhintay duufaanta la magac baxday Ian inay sii kordheen, waxaana haatan ay tiradaasi maraysaa illaa 51 qof. Shaqaalaha samatabixinta ayaa weli...
Monday, October 3, 2022
-
Wiil Uu Dhalay Xasan Daahir Aweys Oo La Dilay
Ibraahin Xasan daahir Aweys oo ah wiil uu dhalay Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa lagu dilay duqeyn dhinaca cirka ah oo xalay ka dhacday deegaan ka tirsan gobolka Sh. Hoose.
Sida wararku sheegayaan, Dr. Ibraahim ayaa lagu d...
Monday, October 3, 2022
-
“Labada Sanno ee loo kordhiyay Muuse Biixi, Somaliland ka socon-mayso ee Beertiisa haka socoto..,”Guddoomiye Faysal
Hargeysa (Yool) Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka soo horjeestay muddo kordhintii ay Golaha Guurtidu u sameeyeen Madaxweyne Biixi ,waxaanu sheegay inay tahay mid xaraan ah oo sharci darro, isla markaana aana...
Sunday, October 2, 2022
-
“Ma aqbali doono korodhsiimo xaaraan ah”Musharax Cirro
Hargeysa (Yool) Xisbiga WADDANI ayaa gabi ahaanba kasoo horjeestay go'aankii ay Golaha Guurtida Somaliland mudada 2-da sanno ah ugu kordhiyeen muddo xileedka madaxweyne Biixi.
Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI ...
Sunday, October 2, 2022
-
Somaliland: Guddida Ilaalinta iyo dabagalka hantida ee Golaha Wakiillada Somaliland oo xoojiyay wareegto ka soo baxday hanti dhawrka guud ee Somaliland,
Hargeysa (Yool) Guddida Ilaalinta iyo dabagalka hantida ee Golaha Wakiillada Somaliland oo xoojiyay wareegto ka soo baxday hanti dhawrka guud ee Somaliland, taas oo muwaadiniinta reer Somaliland lagu amrayay in aanay waraaq la'aan...
Sunday, October 2, 2022
-
Maamulka Shirkadda DAHABSHIIL oo ballan-qaadyo ka farxiyey u sameeyey ardaydii ka qalinjebisay Jaamacadda Admas
Hargeysa (Yool) Maamulka shirkadda DAHABSHIIL Group ayaa ballan qaadyo mihiim ah oo ka farxiyey u sameeyey ardaydii ka qalinjebisay Jaamacadda Admas
https://youtu.be/1x7o3g38tJs...
Saturday, October 1, 2022
-
“Muuse Inta uu Nool Yahay Kursiga ka Degi Maayo Haddii la Diidaayo ama la Yeelaayo…” Siyaasi Cali Gurey
Siyaasi Cali Gurey ayaa si addag uga hadlay xaaladda dalka waxaanu sheegay in aanu Madaxweyne Biixi kursiga ka kacayn inta uu nool yayay.
https://youtu.be/snGS-dqZsao...
Saturday, October 1, 2022
-
“Aakhira lay raaci maayo hadii muddo kordhintaa dhibaato ka…” Xildhibaan diiday muddo kordhintii Maanta La sameeyay
“Aakhira lay raaci maayo hadii muddo kordhintaa dhibaato ka…” Xildhibaan diiday muddo kordhintii Maanta La sameeyay
https://youtu.be/OEixAb_Gyu8...
Saturday, October 1, 2022
« Previous Page — Next Page »
|
Latest News
|