News
-
Afar Nin Oo Soomaali Ah Oo Hadda Xilalka Ugu Sarreeya Ka Haya Hay’adaha Amniga Kenya
Dowladda Kenya ee uu madaxweynaha ka yahay William Ruto ayaa u muuqata mid ay saameyn ballaadhan ku sii yeelanayaan siyaasiyiinta Soomaalida ah ee kasoo jeeda gobolka Waqooyi Bari Kenya.
Waxaa hadda taagan hadal-heynta ku...
Monday, October 17, 2022
-
Ururrada Siyaasadda Ee 2022-Ku, Maxay Uga Saamayn Yaraadeen Kuwii 2002 Iyo 2012-Kii.
14 Urur-siyaasaddeed oo lagaga dhawaaqay Somalilanad, ayaa 20 bishan mari doona marxalad xasaasi ah oo uu jideeyey Xeer 14/2011, kaas oo ah hubinta madax taabashada 1000 qof iyo kormeerka Xafiisyada ay Gobollada ku leeyihiin...
Monday, October 17, 2022
-
Wasiirro Iyo Masuuliyiin Dhawaan Baarlamaanku Ansixiyey Oo Madaxweynaha Hortiisa Lagu Dhaariyey.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta hortiisa lagu dhaariyey xubno isugu jira wasiirro, wasiir-ku-xigeeno, gudoomiyeyaal iyo Gudoomiye ku xigeeno hay’adaha madax-bannaan ah ...
Monday, October 17, 2022
-
Golaha Guurtida oo sheegay in arrimaha Garsoorka Dalku meel Fiican marayaan
Hargeysa (Yool) Mudanayaasha golaha guurtida Somaliland ayaa sheegay in arrimaha Garsoorka dalku hadda meeshi ugu wanaagsaneyd ay marayaan, isla markaana goobaha ay ku hawlgalaan lagu kordhiyay dhismayaal cusub kuw...
Sunday, October 16, 2022
-
Madax-dhaqameedka Beelaha Garxajis oo ku dhawaaqay Shirweyne ay ku qabanayaan Magaalada Burco
Hargeysa (Yool) Madax-dhaqameedka Beesha Garxajis ayaa shaaciyey shirweyne ay beeshu yeellanayso, kaas oo ay sheegeen inuu 25 bishan October 2022-ka uu ka dhici doonno Magaalada Burco.
https://www.youtube.com/watch?v=4ZeCkN4NYQ...
Sunday, October 16, 2022
-
Ciidamada Somaliland oo u jawaabay xisbiga UCID
Hargeysa (Yool) Ciidamada kala duwan ee Somaliland, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay ciidamo uu xisbiga UCID sheegay in ay ka goosteen Ciidanka Millateriga Somaliland.
Taliyaha Qaybta isgaadhsiinta Ciidan...
Sunday, October 16, 2022
-
Wafdi ka socda dawladda Soomaaliya oo soo gaadhay Deegaanka Soomaalida.
Waxaa soo gaadhay magaalada Jigjiga wafdi ballaadhan oo hordhac u ah Raysal Wasaaraha xukuumadda Fadaraalka Soomaaliya, oo ay ka mid yihiin Xirsi Gaani, wasiiru Dowlaha xafiiska raysal wasaaraha, Jeneraal Sulub, wa...
Sunday, October 16, 2022
-
Xisbiga UCID oo ku guubaabiyay Ciidamada Somaliland in ay jabhadeeyaan
Hargeysa (Yool) Cod uu baahiyay xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID, ayaa muujinaya guddoomiye Faysal Cali Waraabe, oo nin uu sheegay in uu ka tirsanyahay millateriga Somaliland ku guubaabinaya in uu jabhadeeyo.
...
Saturday, October 15, 2022
-
Aas-Aasihii Al-Shabaab Iyo Ninkii Beddeli Lahaa Axmed Abu Cubeydah Oo La Dilay
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in hawlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Ciidammada Soomaaliya iyo saaxiibadooda caalamiga ah ku dileen mid ka mid ah horjoogeyaasha ugu sarreeya kooxda Al-Shabaab.
Sida lagu sheegay w...
Monday, October 3, 2022
-
Tirada Dadka Ku Dhintay Duufaanta Ku Dhufatay Mareykanka Oo Oo Gaadhay 51 Qof
Wararka ka imanaya gobolka Florida ee dalka Maraykanka ayaa sheegaya in tirada dadka ku dhintay duufaanta la magac baxday Ian inay sii kordheen, waxaana haatan ay tiradaasi maraysaa illaa 51 qof. Shaqaalaha samatabixinta ayaa weli...
Monday, October 3, 2022
« Previous Page — Next Page »
|
Latest News
|