Yoolnews.com
Madax-dhaqameedka Beelaha Garxajis oo ku dhawaaqay Shirweyne ay ku qabanayaan Magaalada Burco
October 16, 2022 - Written by Yool News

Hargeysa (Yool) Madax-dhaqameedka Beesha Garxajis ayaa shaaciyey shirweyne ay beeshu yeellanayso, kaas oo ay sheegeen inuu 25 bishan October 2022-ka uu ka dhici doonno Magaalada Burco.

COMMENTS
Latest News