Aragtida Dadweynaha
-
Runtu Ma Fantaa-Dimoqoraadiyaddu Doorashadda Keliya Maaha! Ambassador, Adam Muse Jibril.
Doorashadii Somaliland ka dhacday 31/5/021 waxay ku soo dhammaatay guul wayn oo u soo hoyatey Somaliland, taas oo ku soo biirtay guulihii hore, siina xoojisay iftiinka Geedi-socodka dimoqoraadiada iyo horumarka Somaliland, iyo guu...
Monday, September 13, 2021
-
Xildhibaan Caynaba kasoo baxay Oo ka hadlay xaalada Laascaanood iyo kuwii Laascaanood kasoo baxay Oo ka aamusan.
Hargeysa(Yool)-Xildhibaan Axmed/Khaliif Jaamac Saalax oo lagasoo doortay gobolka Sool golaha wakiladda Somaliland ayaa su'aal galiyay dilalka masuuliyiinta ee Laascaanood kusoo noq-noqda cidda fulisa ???
"Muddo 41 cisho gudah...
Sunday, September 12, 2021
-
Urur Siyaasadeed Cusub oo u Tartami Doona Xisbi Qaran oo Somaliland ah, oo Ay ku Dhawaaqeen Siyaasiyiiin iyo Aqoonyahano Bulshada Saamayn ku Leh…
Oslo Norway(Yool )-Siyaasiyiin, Aqoonyahano iyo Haldoor kale oo qaybaha bulshada saamayn ku leh, oo kasoo jeeda deegaanada Somaliland oo dhan, ayaa dalka Norway gaar ahaan Magaalada Oslo kaga dhawaaqay Urur Siyaasadeed cusub oo u ...
Sunday, September 12, 2021
-
Baaq ku socda Golaha Wakiilada, magacaabidda xubinta komishanka xuquuqal iinsaanka la magacaabay 11-9-2021 waa in lagu celiyaa Madaxweyna oo aan la ansixin!. Qalinkii Maxamed Sidiq Dhammee Xoghayaha Wadani ee Cadaalada
Xubintani ma ku jirtaa xubnaha u tartamay Komishanka?
Xubintani 7 xubnood ee kaydka ah maka mid yahay?
Sida xeerku sheegayo halkee laga soo xulay?
Guddide soo xushay xubin ahaan?
Waa sharci darro iyo gef weyn magacaabidda xubi...
Sunday, September 12, 2021
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Wafti Uu Hoggaaminayo Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Inta u dhaxaysa Hargeysa Ilaa Boorama
Boorama-12-09-2021-(Yool)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Wafti Ballaadhan oo uu Hoggaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyey qaar kamida Gobolada Galbeedka Somaliland gaar ahaana Gobolka Gabiley iyo Awdal.
Madaxweynaha iyo Waf...
Sunday, September 12, 2021
-
Haddii Ilmahaagu U Baahdo Qalliin Deg-deg ah dhib intee Leeg baad martaa Waalid, Haddii aad hesho Cisbitaal Adeegaa Qaban kara?.
Hargeysa (Yool)–Wargeys qora Wararka Caafimaadka oo Magaciisu yahay BMJ OPEN, ayaa baahiyey deraasad laga sameeyay Xaaladda adeegyada Caafimaad ee Cisbitaallada Somaliland, gaar ahaan adeegyada Qalliinka ee ay ka heli karaan Car...
Tuesday, July 27, 2021
-
Wararkii u dambeeyey ee Xaalada Itoobiya iyo Guulaha is-barkan ee ay Gaadheen Jabhadaha TPLF, Canfar, DDS iyo Onlf…
Ethiopia yada maanta. Sidaa badankiinu aydin maqasheen, caasimadii gobolka tigree ee maqale waxay galabta gacantooda dib ugu noqotey dagaal yahanadii TPLF.
Waan fahmi karaa inay surprise warkani yahay oo la fahmi laayey sidan ...
Monday, June 28, 2021
-
Muwaadin Dooro Musharax Xildhibaan Khaalid Cabdilahi Falaago oo Xog-ogaal u ah Baahiyaha Aas-aasiga ee Caasimada JSL.
Hargeysa(Yool)-Musharax Xildhibaan Khaalid Cabdilahi Falaago, waa Aqoonyahan u taagan kamid noqoshada Xildhibaanada golaha Deegaanka degmada Hargeysa.
Musharax Xildhibaan Khaalid Cabdilahi waxa uu ka sharaxan yahay Xisbiga Wadani...
Thursday, February 18, 2021
-
“Anigu Magacyo Waan Arkaa; ma se Arko Xisbiyo dhab ahaan Dhisan Oo nolol Waxqabad Siyaasadeed leh”.Rashiid cabdilaahi.
Xisbiyada la sheego ku ma arkin oo ku ma baadisooci karo ulajeeddooyin siyaasadeed oo cabbiraya baahiyaha dadka iyo aayaha dalka meesha hirashadiisu tahay ee uu qofka muwaaddinka dalka ahi danahiisa ka arki karo. Waxii beri xaashi...
Monday, February 1, 2021
-
“Golayaasha Deegaanada Waa Loo Baahnaa In Dhiig Cusub Lagu Talaalo, Si Kor Loogu Qaado Tayadooda”Siyaasi Cali Guray.
HARGAYSA(Yool)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) oo Kamid ah siyaasiyiinta reer somaliland ee ka faalooda xaalada Taagan iyo isbadalada ka socda geeska Africa ayaa ka hadlay Muhiimada ay bulshada uleedahay in ay doorashada ...
Friday, January 29, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Latest News
|