Aragtida Dadweynaha
-
“Anigu Magacyo Waan Arkaa; ma se Arko Xisbiyo dhab ahaan Dhisan Oo nolol Waxqabad Siyaasadeed leh”.Rashiid cabdilaahi.
Xisbiyada la sheego ku ma arkin oo ku ma baadisooci karo ulajeeddooyin siyaasadeed oo cabbiraya baahiyaha dadka iyo aayaha dalka meesha hirashadiisu tahay ee uu qofka muwaaddinka dalka ahi danahiisa ka arki karo. Waxii beri xaashi...
Monday, February 1, 2021
-
“Golayaasha Deegaanada Waa Loo Baahnaa In Dhiig Cusub Lagu Talaalo, Si Kor Loogu Qaado Tayadooda”Siyaasi Cali Guray.
HARGAYSA(Yool)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) oo Kamid ah siyaasiyiinta reer somaliland ee ka faalooda xaalada Taagan iyo isbadalada ka socda geeska Africa ayaa ka hadlay Muhiimada ay bulshada uleedahay in ay doorashada ...
Friday, January 29, 2021
-
“Anigu Magacyo Waan Arkaa; Ma se arko Xisbiyo Dhab Ahaan Dhisan Oo Nolol Waxqabad Siyaasaddeed Leh.” Rashiid Gadhweyne
Soomaaliland xisbiyo ma jiraan mise maya?
Xisbiyada la sheego ku ma arkin oo ku ma baadisooci karo ulajeeddooyin siyaasadeed oo cabbiraya baahiyaha dadka iyo aayaha dalka meesha hirashadiisu tahay ee uu qofka muwaaddinka dalka ah...
Friday, January 29, 2021
-
Donald Yamamoto: Wallee Feytanow Dhaan Dambe Ayaanay Cidina Kuu Dhiiban: W/Q Cabdiraxmaan Cadami
Dawladda Maraykanku safiirrada ay u magacaabayso in ay wakiillo uga noqdaan dalalka Dunida waxa lagu soo xulaa waayo aragnimadooda iyo aqoonta ay u leeyihiin diblamaasiyadda iyo xidhiidhada caalamiga ah (career diplomats); waxase ...
Friday, January 29, 2021
-
Hawlgal Qashinka Lagaga Nadiifinayo Badda Hoosteeda iyo Nawaaxiga Dekeda Berbera oo lagu sameeyey Taarikhda Markii ugu Horaysay Janaalka Maraakiibta soo Marto marka ay kusoo Xidhanayan Dekeda
Berbera(Yool)-Taarikhda markii u horaysay Badda Somaliland iyo Janaalka Maraakiibtu soo marto Dekeda Berbera, ayaa lagu sameeyey hawlgal Balaadhan oo lagu madiifinayo Biraha Xashiishka ah oo mudo dheer dhib ku hayey mawaaxiga Mara...
Thursday, January 14, 2021
-
Dekeda Berbera oo la Saadalinayo Inay Noqoto Dekeda ugu Mashquulka Badan Geeska Afrika iyo Xukuumada Somaliland oo la Timi Qorshayaal Lagu Horumarinayo Dekedaha ku Teetsan Xeebaheeda. Qalinkii Farxaan Aadan Jaamac.
Xukuumada Somaliland ee u gadh-wadeenka ka yahay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, oo xilka haysay muddo ku siman Saddex sannaadood, ayaa horumarisay kaabayaasha dhaqaalaha Somaliland. Kaddib markii ay la...
Sunday, January 3, 2021
-
Ra’iisal-wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson iyo Maamulaha Dahabshiil oo kulmay
“...Boris Johnson, (Ra’iisal-wasaaraha Ingiriiska) waa Nin Soomaalida aqoon badan u leh, maadaama kolkii Wasiirrka Khaarajiga uu ahaa meelihii uu boqday Muqdisho, qoyskiisa dad badan oo kamid ahina ay booqdeen Hargeysa iyo Ber...
Monday, December 28, 2020
-
Dahabshiil: Hormoodkii Rajo soo celinta Bulshada Soomaalida
Tan iyo intii ka danbeysay 1988-kii ilaa 1990-kii, kadib burburka dawladii dhexe ee Jamhuuriyaddii Soomaaliya, oo xilligaa ka koobnaa labadii gobol ee Soomaaliyeed oo midna Talyaanigu gumeysan jirey, midka kalena ka tirsanaa Max...
Tuesday, December 15, 2020
-
“Ethopia Waxay Cagta saartay Jid ay Adag tahay Dib u Noqoshadiisu…Cuqubada Ayeyna Caadadeed tahay Cida gashaa inaanay kalaba garanin Dhib iyo Dheef midka ay Geysteen”.Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.
"Anigoo rumaysan In mudadii 30-ka Sano ahayd ee Tigrey xukumaysay Ethopia dhibka laf-jabka ah ee ay ka geysteen Guud ahaan geeska iyo badhtamaha afrikada barri bulshooyinka ku dhaqan, kaaga sii darane ay yihiin kuwo moogan wixii a...
Thursday, November 12, 2020
-
“Anigu Waxan La Sii Yaabanahay Kuwa La Yaaban Laabsalax Baa Golaha Dhexe ee Kulmiye Kusoo baxay. Hadaad wax Layaabayso waxad la yaabtaa $250.000 ee Misaaniyadda Loogu Daray Kooxda Xidiga Geeska”.Siyaasi Cabdiqaadir Cukaashe.
UK(Yool).Siyaasi Cabdiqaadir Cukaashe oo kamid ah, Siyaasiyiinta Somaliland ee madaxabanaan, ayaa u caqli celiyey Bulshada Facebook kaga falciyey in Abwaan Laabsaalax lagu daray Liiska golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye, waxanu she...
Saturday, October 10, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
Latest News
|