Yoolnews.com
“Ma aqbali doono korodhsiimo xaaraan ah”Musharax Cirro
October 2, 2022 - Written by Yool News
Hargeysa (Yool) Xisbiga WADDANI ayaa gabi ahaanba kasoo horjeestay go’aankii ay Golaha Guurtida Somaliland mudada 2-da sanno ah ugu kordhiyeen muddo xileedka madaxweyne Biixi.
Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in go’aanka golaha guurtidu aanu sharciyad ku taagnayn, isla markaana anay aqbalayn.

 

COMMENTS
Latest News