Yoolnews.com
“Labada Sanno ee loo kordhiyay Muuse Biixi, Somaliland ka socon-mayso ee Beertiisa haka socoto..,”Guddoomiye Faysal
October 2, 2022 - Written by Yool News

Hargeysa (Yool) Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka soo horjeestay muddo kordhintii ay Golaha Guurtidu u sameeyeen Madaxweyne Biixi ,waxaanu sheegay inay tahay mid xaraan ah oo sharci darro, isla markaana aanay marnaba aqbalayn .

 

COMMENTS
Latest News