Yoolnews.com
Wasiirka arrimaha gudaha oo codsi yeedhmo ah u diray guddoomiyeyaasha xisbiyadda mucaaridka ah ee WADDANI iyo UCID
August 8, 2022 - Written by Yool News
“si aynu uga wada hadalno arrimaha ku xusan qoraalkiina si waafaqsan xeerarka dalka, waxaan idinku war-gelinayaa in aan isugu nimaadno kulan deg-deg ah maalinta salaasada ee taariikhdu tahay 9/8/2022, 10:00 subaxnimo, xafiiska Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL.”
Wasiir Maxamed Kaahin ayaa sidaa ugu jawaabay Xisbiyada mucaaradka oo ku wargeliyay mudaharaadka Khamiista

 

COMMENTS
Latest News