Yoolnews.com
Gudoomiyaha Jaaliyadda Somaliland UK oo ka hadlay Dabkii Suuqa WAAHEEN
April 5, 2022 - Written by Yool News

Gudoomiyaha Jaaliyadda Somaliland UK Md. Nuur Xuseen Xaaji Xasan, ayaa si weyn oo mug iyo miisan leh uga hadlay mashaqadii ka dhacday suuqa weyn ee WAAHEEN ee Magaalada Hargeysa, isla markaana baaq culus u diray Jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan Cariga Ingiriiska, guud ahaan qurbajooga reer Somaliland ee ku dhaqan iyaguna daafaha dunida.

 

 

 

COMMENTS
Latest News