Yoolnews.com
“Xukumaddu Waxay U Muuqataa In Ay Ka Hinaastay Safarkii Burco Ee Madaxda Xisbiga WADDANI ” Xoghaye Boos
January 13, 2022 - Written by Yool News

Ibraahin Ducaale Boos Xoghayaha Amniga ee Xisbiga WADDANI“ Xukumaddu waxay u muuqata in ay ka hinaastay Safarkii Burco ee Madaxda Xisbiga WADDANI.
Waxa muuqata in Xukumaddu marayso halkii odayaasha la soo istaadhi Jiray, qolyaha leh ‘Hargeysa anaga leh’ waxaanu leenahay Hargeysa Jamhuuriyadda Somaliland oo dhan baa leh..”

 

COMMENTS
Latest News