Yoolnews.com
Wasiir Muumin Seed Oo Ka Hadlay Muranka Saami-qaybsiga
July 27, 2020 - Written by Yool News

 

 

 

 

 

Hargeysa (Yool) Wasiirka Wasaaradda Beeraha Somaliland Axmed Muumin seed ayaa ka haddlay muranka saami-qaybsiga kuraasta golaha Wakiilada Somaliland, waxaanu sheegay inuu bogsiinta arrintaas uu Boorama ugu baxayo dhawaan, isagoo xusay inay arrintaas dhammaanayso oo ay doorashadu dalka ka dhacayso

 

COMMENTS
Latest News