Yoolnews.com
Xoghayaha DHH: Guddoomiyaha Daammi ma waxa aad ku eriday soo-dhaweyntii Madaxweynaha?.
July 1, 2020 - Written by Yool News

Hargeysa(Yool)- Guddoomiyihii Xaafadda Daammi ee Hargeysa Jaamac Khadar Gaws ayuu xilkii ka qaaday Xoghayaha Dawladda Hoose ee Hargeysa Axmed Yoonis Aadan (Juxa), kaddib markii ay taageereen mawqifkii Madaxweynaha Somaliland ee Shirka Jabuuti.
Waxa la arki jiray taageero la isku dallacsiiyo, maxaa keenay eriga? Daammi waa xaafadda keliga ee isusoobax gaar ah ku taageertay Wefdiga Somaliland. Xilkqaadista waxa xaq u lahaa Maayar Soltelco, waayo masuulkan waxa magacaabay Maayarkii Hore Jiciir.
https://m.youtube.com/watch?v=y2MLPNm90Y

COMMENTS
Latest News