Yoolnews.com
DAAWO;-Maayarka Magaalada Gabiley Oo Ka Warbixiyay Safarkiisii Dalka Uk Iyo Mudo Uu Iskaaraantinimeeyay Si Loo Ilaaliyo Badqabka Bulshada!..
April 4, 2020 - Written by Yool News
  • GABILEY(yool)-Maayarka magaalada gabiley maxamed amiin cumar cabdi  ayaa a warbixiyay safarkii uu ku dalka  ingiriiska iy waxyaabaha usoo qabsoomay

Sidoo kale maayarka gabiley ayaa sheegay in mudo 14cisho isagu iskuu isku karantinimeeyay maadama uu dalka isagoo hal maaln jooga ay soo baxeen go,aamadii  gudida ka diyaar garowga xanuunka coronavirus balse isagoo fuliyay badqabka bulshada.

maayarka gabiley ayaa ka jawaabay shakhsiyaad raqiis ah oo baraha bulshada kua wareegay hadalo aan loo meeldayin,

dhanka maayarka gabiley ayaa shaaciyay in ka dawlad hoose ahaan ay gargaarraashin ah gaadhsiin doonaan 17qoys oo noloshooda kala soo bixi jiray nusasaacaha ay ku hor iibiyaan dugsiyadii la fasaxay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
Latest News