Yoolnews.com
“Maanta Ma Lihiin Awood Aynu Ku Badbaadino Qof Uu Ku Dhaco Coronavirus”Dr. Gaboose. Dr
March 19, 2020 - Written by Yool News

“Maanta Ma Lihiin Awood Aynu Ku Badbaadino Qof Uu Ku Dhaco Coronavirus”Dr. Gaboose.

Dr Maxamed cabdi Gaboose oo ka hadlay khatarta caabuqa conoravirus kaasi oo dunida siwayn ugu baahay dunida

Sidoo kale Dr gaboose ayaa sheegay in aanay Somaliland lahayn awood ay ku badbaadiso qof uu ku dhacay xanuunka coronavirus,

HALKAN KA DAAWO MJUUQAALKA WARKAN;


COMMENTS
Latest News