|
|||||
Yoolnews.com
Tirada Dhimashada Iyo Dhawaaca Ka Dhashay Ciyaartii Garoonka Kubada Cagta Burco
March 13, 2020 - Written by Yool NewsBurco(Yool)-Alle Ha Uu Naxariiste Waxaa Galabta Garoonka Kubada Cagta Ku Dhintay Hal Askari Oo Lagu Magcaabi Jiray Jaamac Sidoo Kalena Waxaa Dhaawac Halisa Soo Gaadhay Taliyihi Saldhiga Aadan Saleeban ee Magaalada Burco Oo Xaaladiisa Caafimad Lagu Dabiibayo Cisbitaalka Togdheer Ee Magaalada Burco Waxana Sidoo KALEna Dhaawaca Laba Qof Oo Shacaba Iyadoona Rasaasta Uu Ku Dhinta Askarigan Ay Furen Askar Ka Tirsan Ciidanka Booliska Togdheer
COMMENTS
|
Latest News
|