Yoolnews.com
Xisbiga WADDANI iyo Urur Siyaasaddeedka KAAH oo heshiis rasmi ah wada gaadhey
July 28, 2024 - Written by Yool News

Hargeysa (Yool) Heshiiska xisbiga WADDANI iyo ururka KAAH ayaa la saxeexi doona 04.08.2024 .

Heshiiskan ayaa dhammaadey sida ay maanta ku dhawaaqeen Guddidii  gacanta ku haysay ee labada dhinac .

Guddida ayaa sheegtay in Xafladdu ka dhici doonta hoolka weyn ee Hotel Maansoor

 

COMMENTS
Latest News