Yoolnews.com
Dawladda Itoobiya oo si addag ugu jawaabtay Somaaliya
July 26, 2024 - Written by Yool News
Dawladda Itoobiya ayaa sheegtay in ay dheg jalaq u siin doonin eedaymaha iyo dhalleecaynta uga imanaya dawladda Soomaaliya isla markaana ay sii wadayso sidii ay taageerada walaalaha Soomaaliya si ay u helaan nabad Waarta.
War Saxafadeedkan uu soo saaray Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Itoobiya Nebiyu Tedla ayaa sidoo kale lagu sheegay in ay Itoobiya ka walaacsan tahay hubka ku soo qulqulaya Geeska Afrika iyo weliba xaaladda colaadeed ee ka taagan Badda cas.
May be an image of text

COMMENTS
Latest News