Yoolnews.com
SAADAASHA CALI GUREY (6 bilood ka hor doorashada)
May 10, 2024 - Written by Yool News
Doorashadii 2017
Muuse 55%
Cirro. 41%
Total. 96%
Doorashada 2024 hadii Alleh yidhaa sii qoro
Cirro 60%
Muuse 30%
Total 90%
Waa aniga qiyaastayda saxna way u dhawaan kartaa qaladna way noqon kartaa. Sida aan qiyaasayo lixda gobol-doorasho ma jiro gobol keliya uu Muuse Biixi kaga adkaan karo Cabdiraxmaan Cirro. Xataa Maroodijeex iyo Saaxilna dhehoo.
W/Q Mujaahid Cali Guray

COMMENTS
Latest News