News
-
Ciidamada badda Soomaaliya iyo kuwa Midowga Yurub oo soo gabagabeeyay dhoolatus ciidan oo ay sameeyeen
Ciidamada Ilaalada Xeebaha Soomaaliya oo kaashanayay Howlgalka Midowga Yurub ee ATALANTA ayaa soo gebagebeeyey dhoolatus wada jir ah oo lagu xoojinayey amniga badda ee gobolka iyo ka hortagga falalka sharci darrada ah ee ka socda ...
Saturday, August 10, 2024
-
Turkiga: Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya waxay kusoo dhamaanaysaa in Itoobiya ay galaangal u yeelato badda
Wasiirrada arrimaha dibadda ee Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa ku kulmi doona Ankara toddobaadkan si ay uga wada hadlaan khilaafka ka dhashay heshiiska ay la saxiixatay maamulka Somaliland sanadkan, sida uu sheegay wasiirka arrimaha ...
Saturday, August 10, 2024
-
Somaliland oo ka cadhootay warbixin ay shalay baahisay BBC Somali
Somaliland ayaa xad-gudub ku tilmaantay warbixin ay BBC Somali Khamiistii kaga hadashay hoos u dhaca lacagta shilinka Soomaaliya, oo ay u isticmaashay sawir lacagta Somaliland ah.
Qoraal kasoo baxay wasaarada warfaafinta ayaa lag...
Friday, August 9, 2024
-
Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo meel mariyay xeerarka doorashooyinka iyo xisbiyada siyaasadeed ee dalka
Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa maanta oo khamiis ah meel mariyay Xeerarka Doorashooyinka iyo Xisbiyada siyaasadeed ee dalka, kuwaas oo ay sheegeen in lagu hagayo hannaanka doorashooyinka dalka.
Afhayeenka xukuumadda Soomaa...
Thursday, August 8, 2024
-
Labo nin Soomaali ah oo ku sugan Maraykanka oo qirtay inay isku dayeen inay ku biiraan Daacish
Laba muwaadin oo Soomaali ah, kuna nool magaalada Tucson ee dalka Maraykanka, ayaa qirtay dambi ku saabsan inay maleegayeen inay ku biiraan kooxda Daacish (ISIS).
Sida uu sheegay Xeer Ilaaliyaha Mareykanka ee Arizona, Axmed M...
Thursday, August 8, 2024
-
Masar iyo Jabuuti oo ballanqaaday inay ciidamo ku biirin doonaan howlgalka cusub ee Midowga Afrika ee Soomaaliya
Midowga Afrika ayaa bilaabaya hawlgalka taageerada iyo xasilinta Soomaaliya (AUSSOM) Janaayo 2025, isagoo beddelaya howlgalka ATMIS ee hadda ka jira Soomaaliya.
Waxaa la sheegay in howlgalkan cusub uu taageero gaar ah ka heli d...
Thursday, August 8, 2024
-
Soomaaliya oo ka hadhay tartanka loogu jiro dooraashada guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa isaga hartay inay ka qeyb gasho doorashada guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika.
Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Aadan ayaanan kamid ahayn liisk...
Wednesday, August 7, 2024
-
Kamala Harris oo si rasmi ah u noqotay musharraxa madaxweynaha Maraykanka ee xisbiga Dimuqraadiga
Xisbiga Dimuqraadiga ayaa ku dhawaaqay in madaxweyne ku xigeenka Maraykanka Kamala Harris ay xaqiijisay taageerada 99% ergooyinka, si ay si rasmi ah ugu noqoto musharraxa madaxweynaha Maraykanka, ka dib markii la soo gabagabeeyay ...
Tuesday, August 6, 2024
-
Fagaare ku yaala magaalada Kismaayo oo Maanta lagu toogtay rag horay u dilay dad shacab ahaa
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee maamulka Jubbaland ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku fulisay laba nin oo lagu helay iney horay dilal ugu geysteen laba qof oo shacab ahaa.
Labada nin ee toogashada lagu fuliyay maanta aya...
Monday, August 5, 2024
-
Maxaabiis katirsan Alshabaab oo ka baxsaday xabsi kuyaala waqooyiga Gaalkacyo ee Puntland
Sida ay sheegayaan xogaha aan helayno, maxaabiis ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab oo ku xukumnaa dil toogasho ah ayaa ka baxsaday xabsi kuyaala waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee maamulka Puntland.
Maxaabiista baxsatay oo sugaya...
Monday, August 5, 2024
Next Page »
|
Latest News
|