-
Wasaaradda Warfaafinta oo Mad-bacad gaar ah ku Naasnuujisay Samaynta Kaadhadhka Shaqaalaha iyo Sababta ay uga Maarantay Madbacad Casri ah oo ay Iyadu leedahay
Hargeysa (yool)Wasaaradda Warfaafinta oo Mad-bacad gaar ah ku Naasnuujisay Samaynta
Kaadhadhka Shaqaalaha iyo Sababta ay uga Maarantay Madbacad Casri ah
oo ay Iyadu leedahay
Marka hanti la musuq maasuqayo lama waayo tab iyo xee...
Wednesday, April 4, 2018
-
Dawlada Norwey Oo Dhalashadii Kala Noqotay Wiil Ku Riyoodey Inuu Noqdey Madaxweynaha Magaalooyinka S
https://www.youtube.com/watch?v=vEMsgTrXZSQ&feature=youtu.be...
Wednesday, June 28, 2017
-
Doorka Waalidka Iyo Waxbarashada
Doorka waaalidiinta Soomaaliyeed ee waxbarashada caruurtooda, waxa si faahfaahsan loogu qeexay maansada soo socoto ee uu curiyeey Abwaanka soomaaliyeed ee Maxamed Ibrahim Xadraawi:
Hooyoy la’aantaa
Adduunyadu hubaashii
Habeen...
Monday, March 27, 2017
-
Dhibatooyinka Laga Dhaxlo Mobilka Gacanta
Dhibaatooyinka caafimaad ee ka dhalan kara isticmaalka Talefannka gacantu (Mobile) waa arrin aan weli go’aan laga gaadhin, laakiin waxaa si isdaba joog ah u soo baxa cilmi-baadhiso siyaabo kala duwan u soo bandhigaya khataraha c...
Wednesday, March 22, 2017
-
Maansadii Arraweelo Abwaan-Hadraawi
Ooshu waa halkeedii
Cirku waa engeganyahay
Naxariisi kama iman
Dhulku waa arradanyahay
Oogadiisu damac ma leh
Waa abaar dad qalata ah
Waa sabaan la adhax jabay
Ma aloosna geedihi
Afti baana sii taal
Dadna waa ogsoonaa
An...
Monday, March 6, 2017
-
Taariikh Suugaaneedkii Abwaan Axmed Aw-Geedi
Ahmed Aw Geedi “Dheeraad” waxa uu ku dhashay magalada Berbera ee gobolka Saaxil sannadkii 1966kii.
Waxa uu ku bar-baaray magaalada Hargaysa,halkaas oo uu waxbarashadiisii dugsiga hoos/dhexe iyo
saraba uu ku qaatay, ilaa hadd...
Friday, March 3, 2017
-
Seexashada ama Hurdada Badan Ee Sagaal Saacadood ka Badan oo Laga Deyriyay
Cilmi baaris cusub oo la sameeyay ayaa tilmaamaysa in qofka qaangaarka ah ee billaaba in uu seexdo in kabadan sagaal saacadood habeenkii uu qatar ugu jiro cudurka Alzheimers.
Cilmi baarista waxaa lagu xusay in qofka horay ay ug...
Wednesday, March 1, 2017
-
Isticmaalka Wikipedia ee Dalka Ciraaq oo Bilaash laga Dhigay
Dadka reer Ciraaq ee isticmaala adeega shirkadda taleefoonada ee Asiacell ayaa si bilaash ah u isticmaaali kara adeega Wikipedia, sida ay shirkaddu sheegtay.
Qorshahan ayaa qayb ka ah hannaan bilaash ah oo shirkaddu horay uga d...
Wednesday, March 1, 2017
-
Dhibaatada Uu Leeyahay Mobilka Oo Hurdada Kahor La Isticmaalo
Waxad ogtahay in telephone-ka gacantu uu noloshan casriga ah kamid yahay waxyaabaha lagama maarmaanka u ah nolosha, waxad kaloo ogtahay Baraha bulshada kuwooda lagu wada xidhiidho oo ay moobiladu inoo sahlaan istocmaalkoodu ay iya...
Wednesday, February 22, 2017
-
Dhacdooyinkii Dagaalkii Qaboobaa [Colaadii Kuuriya] Xogta Dahsoon
https://youtu.be/aWuT2VKeb8k...
Tuesday, February 21, 2017
« Previous Page — Next Page »