Arimaha Bulshadda
-
“Hindisihii Golaha Wasiiraddu Maalintii Shalay Ansixiyeen ee gobalada dalka qaarna lagu dalacsiiyey qaarna lagu baabiiyey gobalnimadoodii waxay noqotay arrin la yaab leh” Ex Wasiir Cabdiqaadir Iimaan
Madaxwaynaha Waxa La Gudboonaa Inaanu Kala Jeclaysan Goboladii uu Mar Wada Magacaabay Madaxwaynihii Hore JSL Daahir Riyaale Kaahin Balse Waxa Muuqata In Madaxwaynuhu Soo Kala Dhawaystay Goboladaas Islamarkaana uu Ansixiyay...
Tuesday, May 14, 2024
-
Weriye Cabdisalaan Hereri oo Waraysi la Yeeshay Wakiilka Dahabshil ee Ireland oo ahaa Aas-aasihii xarun ganacsi ee dalkaas…
https://youtu.be/bU9F-oJ0rjE
[contact-form][contact-field label="Name" type="name" required="true" /][contact-field label="Email" type="email" required="true" /][contact-field label="Website" type="url" /][contact-field label=...
Saturday, December 17, 2022
-
Khilaafka Xukumada Muuse Biixi & Xisbiyada Mucaaradka Saddex Qodob sinnaba uma suurto geli karaanโฆโฆ.Siyaasi Kaysar
Saddex Qodob sinnaba uma suurto geli karaan.
1. Xisbiyada Mucaaridka oo yidhaahda Doorasho Madaxtooyo hala qabto 13 November. Xataa haddii lagu heshiiyo technically ayaanay u suurto galayn.
2. Madaxweyne yidhaahda anig...
Monday, July 18, 2022
-
๐๐๐ป๐ถ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐ธ๐ฎ ๐ต๐ผ๐๐ฎ๐๐ฒ๐ฒ, ๐๐ผ๐ฐ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐ป๐ฎ๐ด๐ ๐ฏ๐ฎ๐ป๐ป๐ฎ๐ฎ๐ป (Marxuun Sheekh Aadan Siiro). W:Q/ Jamaal Macalin.
Waxay ahayd geeridii Sheekh Aadan Maxamuud Xiiray (๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐ฆ๐ถ๐ถ๐ฟ๐ผ) waxay ahayd geeri taabatay oo ay ka naxeen cidkasta oo taqaanay, magaca, muuqa iyo milgihii wax tar ee uu bulshada ku dhex lah...
Saturday, July 16, 2022
-
Sarrif-bararkii La Qabay Ee Sicir-bararka Maxaan Ka Yeelnaa? Xuseen Cali Nuur
Sarrif iyo sicir-barar waxay Jamhuuriyadda Somaliland ka bilowdeen dabayaaqadii 1991kii, markii markabkii ugu horreeyey ee ganacsi oo raashin sidaa, ku soo xidhay dekedda Berbera.
Waxaanay ahayd dhammaadkii ganacsatada ya...
Thursday, March 3, 2022
-
Ma Maalin Madaxweyne Aamusa?
Gunti Giijis !
Waxa Qoray Ahmed Ismail Abdi
Xaaladaha adag ee Sicir Bararka iyo Abaaraha leh ee taagani maaha xilliggii Hoggaamiye ummadeed ka aamusi lahaa !
Madaxweynaha waxa looga baahan yahay inuu ummadda u sheeg...
Sunday, February 20, 2022
-
Jidkii cusbaa ee uu Cabdikarim Mooge u maray xilka uu maanta hayo.
Cabdikariin Axmed Mooge jidkii uu usoo maray xilka uu maanta hayo oo ahaa mid ka duwan jidadka Soomaalidu u maraan waxa ay ahayd in la falanqeeyo in badan, in buugaag laga qoro, in daraasado laga diyaariyo inta aan...
Friday, January 21, 2022
-
Wasiirka amniga Soomaaliya oo faray booliiska inay sugaan amniga iskusoo bax ka dhacaya Muqdisho
Wasiirka amniga Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa soo saaray qoraal uu ku farayo taliska booliiska Soomaaliya iyo taliska booliiska gobolka Banaadir in ay sugaan amniga isisoo bax Muqdisho ay ku qabanayaan gole la magac bax...
Friday, January 14, 2022
-
โJanaral Jaamac Maxamed Qaalib Wuxu Ahaa Geesi La Qiray Xiliyadii Ugu Adkaa Ee Dagaalku Socday. Waa Kuma Ninka Diidi Karaa?โ W/Q Cali Guray
Jaamac Maxamed Qaalib ilaahay cimriga iyo caafimaadka ha u siyaadiyo eh wakhtigii adkaa ee lagu jiray dagaalka wuxu ahaa geesi. Halka uu geesinimo ka gaadhay isagoo Muqdisho jooga oo Wasiir ka ah xakuumaddii Siyaad Barre ayu...
Thursday, December 30, 2021
-
“Furista Ururrada Maxaa Dan Gaar Ah Ee Ugu Jirta Shakhsi Ahaan Iyo Xisbi Ahaanba Madaxwaynaha? Cali Guray
HADII AANAY ILA MEERAYSO AHAYN MOOYI
Ka soo qaad in, sida loo badinayo, Madaxwayne Muse laftiisu wado, in labada doorasho ee Madaxtooyada iyo doorashada xisbiyada/ uruada uu doonayo in ta dambe ay soo horayso xeer Lam 14 ...
Wednesday, December 29, 2021
Next Page »
|
Latest News
|