Yoolnews.com
Siciid Deni Oo La Kulmay Boqor Buurmadow
January 12, 2022 - Written by Yool News

Madaxweynaha maamul Gobolleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay kula kulmay magaalada Muqdisho Boqor Cismaan Aw- Maxamuud Maxamed (Buurmadow).

Deni ayaa hoyga Muqdisho uu ka degan yahay ku qaabilay Boqor Cismaan Aw- Maxamuud Maxamed (Buurmadow).

Boqor Cismaan Aw- Maxamuud Maxamed (Buurmadow) ayaa uga mahadceliyey Deni qabiilada uu qaabilay isagoona u rajeeyay Puntland Horumar iyo xasilooni waarta.

COMMENTS
Latest News