Yoolnews.com
“Lacagaha Ay Hay’adduhu Siiyaan Somaliland Waxa Ay Ku Shubaan Baanka Kadibna Wasiirradu Iyada Oo Doollar Ah Bay Ka Qaadaan Oo….” Xisbiga WADDANI
November 30, 2021 - Written by Yool News
Baanka kadibna wasiirradu iyada oo Doollar ah bay ka qaadaan oo isticmaalan…
Waxa dhacda in wasiirradu saxeexaan sagaal boqol oo kun oo dollar oo jeebab dad ku dhacda cidna aanay xisaabin marka la saxeexo kadib…
Maamul xumada xukumadda Kulmiye waxa ka mid ah in ay xilligan xoolaynayaan dad xoolihii abaartu ka saartay. Qof xoolihii yaraa ee uu hayay aan biyo iyo baad toona u hayn marka hadda xoolo kale la siiyo sidee buu odhanaya..”
Xoghayaha Xanaanada Xoolaha Xisbiga WADDANI Dr Axmed-shukri

 

COMMENTS
Latest News