Yoolnews.com
Masuuliyiin Hore Uga Tirsanaan Jiray Xisbiga Waddani Oo Shir Ku Yeeshay Magaalada Hargeysa
October 14, 2021 - Written by Yool News

Masuuliyiin ka tirsanaan jiray Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa shir ku yeeshay Magaalada Hargeysa, kaas oo ay ka qayb galeen, kana dhex muuqdeen siyaasiyiin caan ahi.

Masuuliyiintan, oo qaarkood wakhti hore iscasileen Xisbiga Waddani, halka kuwa kalena laga saaray Xisbiga iyo kuwa aan la ogeyn meel ay ku shaaciyeen in ay Waddani ka baxeen.

Siyaasiyiintan is abaabushay, ayaa u muuqda kuwo ka biyo diidan Xisbiga Waddani, oo dhoola tus siyaasaddeed samaynaya, Halkan hoose ka DAAWO

 

 

COMMENTS
Latest News