Yoolnews.com
“Madaxweyne Cigaal wuxu gabadhiisi ka diiday in magaca iyo maamuskiisa Madaxweynenimo.”Xoghayaha guud ee Xisbiga WADDANI
October 13, 2021 - Written by Yool News

“Madaxweyne Cigaal wuxu gabadhiisi ka diiday in magaca iyo maamuskiisa Madaxweynenimo warqad loogu qoro oo ay kaadh telifoon ku furato, Aniga ayaa ka diiday oo yidhi” Warqad la’aan laguguma furi karo Kaadh ama 50 dollar bixi, Aniga oo ilaalinaya Sharciga Shirkadda. Lacagtii ayey jeebkeeday kala baxday maantana waynu arkayna waxa socda.” Khadar Hussein Xoghayaha guud ee Xisbiga WADDANI

COMMENTS
Latest News