Yoolnews.com
Guddida Qaban-qaabada Shirka Beelweynta Ciise Muuse oo Safar Wacyi-gelin ah ku Maraya Gobolada Maroodijeex, Saaxil iyo Togdheer…
September 27, 2021 - Written by Yool News
Hargeysa(Yool)-Gudoomiyaha Guddida qaban-qaabada  Shirka Beelweynta Ciise Muuse Md. Axmed Xasan Cali Yare (Axmed Like), iyo Wafti Balaadhan oo u hoggaaminayo, ayaa la filayaa inay Maalmaha Fooda inagu soo haya, safar wacyigelin ah ugu amba bixi-doonaan deegaamada ay Degto Beelweynta Ciise Muuse.
Waftiga ayaa safarkooda kaga amba bixi doonaa Caasimada Jamhuuriyada Somaliland ee Hargeysa, waftiga ayaa safarkooda ku maraya gobolada Saaxil iyo Burco iyo weliba Maroodijeex oo ay lugta koowaad ka bilaabi doonaan waftiga.
Shirweynaha Beelweynta Ciise Muuse ayaa loo asteeyey inuu qabsoomo 20-ka Bisha 10-naad ee 2021-ka.

COMMENTS
Latest News