Yoolnews.com
Diyaarada Air Arabia Oo Maanta Dib U Bilowday Duulimaadkeedii Ay Ku Iman Jirtay Somaliland
September 19, 2021 - Written by Yool News

Diyaarada Air Arabia ayaa maanta duulimaadkeedii ay ku iman jirtay Somaliland dib u bilowday,

waxay soo caga dhigatay maanta 1:00 duhurnimo 19/9/2021 garoonka Caalamiga ah ee Egal International Airport,

Waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay saraakiisha Hay,adda Duulista oo uu horkacayo Maareeyaha Guud Cumar Sayid Cabdilaahi Wasiiro ka tirsan xukuumadda Somaliland xildhibaano iyo masuuliyiinta diyaarada Air Arabia.

COMMENTS
Latest News