Yoolnews.com
Khudbadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland uu ka Jeediyey Jaamacadda Hargeysa
September 18, 2021 - Written by Yool News

Hargeysa-18-09-2021-(Yool)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka qeyb-galay Xaflada Qalin-jabinta dufcadii 18aad ee Jaamacada Hagreysa oo ay ka qalin-jabiyeen 1,157-Arday kuwaasi oo dhamaystay kulliyadaha kala duwan ee Jaamacada.

 

COMMENTS
Latest News