Yoolnews.com
“Mashruucyada Iyo Takaalliifta La Saarayo Ganacsatada Iyo Muwaadiniintu Waxay U Muuqata In Cid Gaar Ah Lagu Naasnuujiyo.”Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI
September 16, 2021 - Written by Yool News
Guddoomiyaha Gobolka Saaxil ee Xisbiga WADDANI Md Maxamed Aadan Jirde oo ka hadlay ujeedada shirkadda kootada loogu xidhay caymiska gaadiidka.“Mashruucyada iyo takaalliifta la saarayo ganacsatada iyo muwaadiniintu waxay u muuqata in hal abuurkooda loogu talo galay cid gaar ah oo lagu naasnuujiyo, waa mashaariic dano gaar ah u adeegaya oo aan daahfurnayn bulshadana tacaddi ku ah..”

 

 

 

 

 

 

COMMENTS
Latest News