Yoolnews.com
Faysal Cali Waraabe “Biixi waxa uu noqonayaa madaxweynihi ugu horeeyay ee aan codsan kordhis”
September 16, 2021 - Written by Yool News

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe, oo kasoo laabtay safar uu ku joogay waddamada Yurub, ayaa sheegay in madaxweyne Biixi uu codsaday in doorashada madaxtooyada lagu qabto wakhtigeedi, oo aan mudo kordhin loo samayn.

 

COMMENTS
Latest News