Yoolnews.com
Guddoomiye Cirro Oo Ka Qayb Galay Aaskii Loo Sameeyay Suldaan Cumar Taariikhdiisana Ka Hadlay
September 15, 2021 - Written by Yool News

Hargeysa(Yool) Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI ahna Musharraxa Madaxweyne ee Xisbigaa Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa  ka qayb-galay aas Qaran oo loo sameeyey Marxuum Suldaan Cumar Suldaan Maxamed

 

COMMENTS
Latest News