Yoolnews.com
TPLF Oo Ku Gacan Saydhay Xabad Joojin Uu Ku Baaqay Raysal Wasaare Abiy Ahmed…
June 28, 2021 - Written by Yool News

MAQALE(Xogreebnews)-Hogaanka Jabhada Tigreeyga Ee TPLF ayaa ku gacan saydhay xabbad joojin ay caawa ku dhawaaqay Xukuumada dalka Itoobiya ee Uu Hogaaminyo Abiy Ahmed isagoo sheegay in ay wadayaan dagaalka Iyp  difaaca shacabka gobolka tigrey.

Jabhada TPLF Ayaa war murtiyeed ay soo saareen sidaa ku sheegay wuxuna udhignaa Sidan;

HALKAN KA AKHRI WAR MURTIYEEDKA AY SOO SAAREEN TPLF;

COMMENTS
Latest News