Yoolnews.com
Somaliland Oo Amarro Amni Dul Dhigtay Gobolka Sool
May 9, 2021 - Written by Yool News

Somaliland Oo Amarro Amni Dul Dhigtay Gobolka Sool

1- Qabashada Hubka

2- Gadiidka aan Taarikada lahayn

3- Adkaynta Nabadgelyada Wakhtiga Kala guurka.

4-Qoriga la qabto in lahaynayo 3 bilood oo u dhiganta 90 cisho

5- Qofkii aan Ciidan ahayn ee lagu qabto Tuute isagoo xidhan sharciga ayaa la horgaynayaa.

6- in aan hub lagu qaadan karin magaalada dhexdeeda qofkii lagu qabto waa dambiile sharcigaana la horgaynaya.

7-Baabuurta wareegta Saacadaha dambe habeenkii ee la garan waayo shaqada ay hayso, waa la qabanayaa.

8-Baabuurta Bersoll (Bacda lagu dhajiyo Muraayada) leh waa laga goynayaa.

COMMENTS
Latest News