Yoolnews.com
Daawo: Hoggaanka Xisbiyada Siyaasada Somaliland oo Shir Xasaasiya la Yeeshay Saraakiil ka socota Beesha Caalamka
October 27, 2020 - Written by Yool News

Masuuliyiin ka kala socday sedexda xisbi qaran ee Somaliland kulmiye,Ucid iyo Wadani ayaa kulan magaalada hargaysa kula qaatay madax ka socotay beesha calamka.

 

Ujeedadan kulan ayaa lagu sheegay in ay ahayd dardar galinta arimaha doorashooyinka Somaliland iyo sidii doorashooyinka looga qayb galin lahaa HAWEENKA IYO BEELAHA LAGA TIRADA BADAN YAHAY.

 

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
Latest News