Yoolnews.com
Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Mawqifkeeda Doorashada Somaliya Iyo Fariinta Ay Udirtay Beesha Caalamka
September 21, 2020 - Written by Yool News

HARGAYSA(Yool)-Xukuumada Somaliland ayaa ka hadashay mawqifkeeda ku aadan doorashooyinka Somaliland iyadoo fariin udiray beesha calamka iyo qaramada midoobay

Warsaxafadeed kasoo baxay wasaarada arimaha diabada ayaa si faah faahsan loogaga hadlay mawqifka xukuumada Somaliland ee arimaha wakhtigan ka socday somaliya

HALKAN KA AKHRI WAR SAXAFADEEDKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
Latest News