|
|||||
Yoolnews.com
Madaxweyne Ku Xigeenka JSL Oo Maanta Ka Qeyb Galay Xaflada Qalin Jebinta Jaamacada Abaarso.
September 17, 2020 - Written by Yool NewsHargeysa-17-09-2020-(Yool)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qeyb galay Xaflada qalin jebinta Dufcadii 8aad ee ka baxda Jaamacada Abaarso, ardaydaas oo tiradoodu ku dhawayd 200, kuwaasi oo dhammaantood dhamaystay Kulliyadaha kala duwan Jaamacada. Wa bilaahi tawfiiq
COMMENTS
|
Latest News
|