|
|||||
Yoolnews.com
Guddoomiye Dr Cabdiraxmaan Cirro Oo Kulan Sharefeed La Yeeshay Laba ABWAAN Oo Ummadda Soomaaliyeed Qiimo Weyn Ku Leh.
September 12, 2020 - Written by Yool NewsHargeysa (Yool)- Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro, ayaa jimcihii shalay kulan gaar ah la yeeshay labadda ABWAAN ee Axmed Saleebaan Bidde iyo Cabdi Aadan Xaad (Cabdi Qays), kuwaasoo ka mid Abwaannadda Ummadda Soomaaliyeed Qiimo Weyn Ku Leh agtooda.
COMMENTS
|
Latest News
|