Yoolnews.com
“Qabo Waxaan Odhan Lahaa Lacagtan Aad Soo Bandhigaysay Wadada Baligubadle Ku Darso, Taasi Ayaa..Xisbiga Kulmiye.
September 5, 2020 - Written by Yool News
HARGAYSA(Yool-Gudoomiyaha Golaha Dhexe ee xisbiga kulmiye Xildhibaan maxamuud jaamac warfaa ayaa ka jawaabay hadalkii kasoo yeedhay ex wasiir qabo  oo sheegay in  gudida qaban qaabada xisbiga kulmiye udiideen in ay ka qabtaan lacagtii shuruuda lagaga dhigay murashixiinta utartamaya hogaanka xisbiga

Sidoo kale xildhibaan warfaa ayaa ex wasiir qabo ugu baaqay in uu lacagta uu doorashada kulmiye ku galayo ku darsado wadada balaygubadle.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
Latest News