Yoolnews.com
Daawo: Dhaliilo Uu Xukuumada Ujeedinayay Xoghayaha Xisbiga Wadani Oo Banaanka Keentay Danaha Shirkado Gaara Oo Uu Adeegayo!…
September 2, 2020 - Written by Yool News

Xoghayaha Guud Ee Xisbiga wadani Oo Dhaliilo Isbaran Ujeediyanayay Xukuumada Madaxwayne Biixi Ayaa waxaa ka Dhashay Dareeno Kala Duwan, kuwaasi oo calaamatul su,aal galiyay siyaasada xisbiga wadani

Sidoo kale xoghaye Khadar ayaa duray shirkada somcable Xadhigeeda Internet isagoo wasaarada isgaadhsiintana ku Dhaliilay amarka ay joojisay Qalabka shirkadaha isgaadhsiintu lasoo dayagaan oo uu sheegay in ay khatar ku tahay adeega zaad ee shirkada telesom

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO DHAMAYSTIRAN;

COMMENTS
Latest News